Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay (iyo reerahooguba)
waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ilma Xaji Faarax Qalinle Shirwac iyo caruurtooda
meel ay joogaamba, iyo dhamaan ehel iyo qaraabo, anaga oo ka tacsiyadaynayna
geerida ku timid Allaha u naxariistee Aabohood Xaji Faarax Qalinle Shirwac oo
ku geeriyooday Magaalada Borama Axadii. Waxaan Ilaaha qaadirka ah ee naxariista
badan uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardowsa. Dhamaanteena inaga siiyo
samir iyo iimaan....AAMMIINN
Maxamad Muxumad Fadal
Axmad Cige Riiraash
Cabdiraxman Aw Cilmi
Dr. Maxamad Nuux Cali
Cabdi Barkhad Wabari
Cumar Kaamil Samatar
Rashiid Aw Nuur Xirsi
Cabdulwahaab Cusmaan Cumar
Axmad Cabdi Dugsiiye
Suleymaan Cabdi Dugsiiye
Rashiid Cabdi Dugsiiye
Cabdulqani Sheekh Muxumad Farah
Cabdulkariim Xaaji Ibraahim
Maxamuud Sheekh Xasan Taani
Xasan Xuseen Wabari
Cabdilaahi Faarax Gaboobe
Cabdilaahi Ibrahim Xuseen
Maxamad Cabdulraxmaan Aw Cilmi
Cabdiraxman Abiib Qalinle
Harawe Sheekh Cumar
Cabdulraxmaan Cumar
Cali Xaashi
Faysal Muraad
Ina maxamad Cilmi Habane
Rashiid Xasan Axmad
Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Janatul Fardowsa.
Hadii aan nahay maamulka shabakadaha warsanmag iyo alnuur Suleymaan Cabdi Dugsiiye
iyo Maxamad Cusmaan Dhirane waxaan u diraynaa tacsi tiiraanyo leh ilma Xaji
faarax Qalinle iyo caruurtooda meel ay joogaamba, ehelka iyo qaraaboba anaga
oo ka tacsiyadaynayna geerida ku timid allaha u naxariistee aabahood Xaji Faarax
Qalinle Shirwac oo ku geeriyooday Magaalada Borama Axadii.
Waxaan Ilaaha qaadirka ah uga baryaynaa inuu naxariistii jano siiyo kana waraabiyo
Janatul Fardowsa. Dhamaanteena Allaha inaga siiyo samir iyo iimaan.
AAMMIINN