Naftii Hure
 
Too many ideas can sometimes create more problems than solutions...just a reminder from us.... .... To contact us please call 613-898-3300 E-mail: info@warsanmag.com




    Music
Click to know more Click to know more Click to know more 
WAR DEG DEG AH:Sheekh Axmed Nuux oo iska Casilay Xilkii G/xigeenka G/Guurti
 

Jan 30,2010

Hargeysa(Warsanmag)guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Guurtidda Somaaliland ayaa maanta Shirguddoonka Golaha uu hogaaminayay Guddoomiyaha Golahaasi Saleebaan Maxamud Aadan ugu Gudbiyaya Qoraal la sheegay inuu iskaga Casilayo xubinimadiissi Shirguddoonimo

fadhiga maanta oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan Shirguddoonka Golaha Guurtida iyo Shan iyo konton xildhibaan ayaa isagoo guddoomiyaha Goluhu ka warbixinaya khilaafka soo dhexgalay Shirguddoonkooda iyo xalka ay arrintaasi u hayaan oo uu sheegay inaan wali wax xal ah aanay isla gaadhin uu Guddoomiye ku xigeenku u dhiibay Qoraal kaasi oo markii uu u dhiibay Guddoomiyaha hakad galiyay hadalkii Guddoomiyaha waxaana markaliya uu Guddoomiyuhu ku dhawaaqay inuu xidhan yahay Goluhu isagoo intaa ku daray inay soo gaadahy arrin ka culus tii hore ee ay kawada hadlayeen

balse Guddoomiyaha Golaha Guurtiddu muu sheegin qoraalkaasi la dhiibay waxa uu ka hadlayo inkastoo uu ka madoobaaday arrinta ku soo korodhay

warar aanu ka helay madasha Shirguddoonka markii uu Guddoomiyuhu xidhay ayaa sheegaya qoraalku inuu yahay iscasilaad uu Guddoomiye ku xigeenku qoray waxaanay sheegeen inay arrintani markale cirka ku sii shareerayso khilaafka Golaha ka dhex jira in ka badan muddo bil ah kaasoo aan xal loo haynin.

Source:Waaheen Media
Articles
WALI DADKA REER AWDAL MAAYNAN GARAN XAQIIQDA JIRT
Waxaynu wada ognahay inuu siiraanyo xaqiijiyay oo uu cadeeyay malintii natiijada lagu dhawaaqay inuu uciildhicin doono waxii uu ku sheegay mujaahidi more
 
Qormooyin Taxane Taariikhi ah Qarnigii 19-20 aad A

Warsanmag-Waxa uu maqaalkani ku soo baxay Warsanmag March 7/2010.Waxana uu ka mid ahaa qormooyin taxane tariikhda Awdal Q more

 
Awdal waxay u baahantahay ciidan-beeleed iyo Dekad
May 03,2010

Warsanmag-Waxa Borama ka socda olole balaadhan oo la doonayo in wax l more

 
Danta Samaroon baa ka horaysa danta Somaliland...

WAXAAN AAMINSANAHAY DANTA SOMALILAND IYO DANTA SAMAROON INAY DANTA SAMAROON HORAYSO. Waxa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay Maxamuud Cabdilaa more

 
Necessity is the mother of the Minnesota convocati
Mar. 30 - Salaanta guud wixii ka dambeeya. It is a sure thing that there recently has been a lot more
 
International News(Shabakadaha Warka) Sports Networks(Shabakadaha Ciyaaraha) School Help(Waxbarashada Caruurta) Cool Kids(Maaweelada & Madadaalada Caruurta) Somali Web Sites(Shabakadaha Soomaalida)

  Visitor number 137005