Naftii Hure
 
Too many ideas can sometimes create more problems than solutions...just a reminder from us.... .... To contact us please call 613-898-3300 E-mail: info@warsanmag.com




    Music
Click to know more Click to know more Click to know more 
Xaalad Abaared oo ka taagan Gobolada Awdal iyo Salal
 

Jan. 28 - Boorama (alnuur)-Maamulka degmada Boorama, ayaa si weyn uga dayriyay xaalad abaareed oo ka taagan dhammaan deegaannada hoos yimaada degmada Boorama oo ay u ildaran yihiin dad iyo duunyo wixii goobaha ku noolaa oo intooda badan xoolihii ka dhammaadeen.

Sida uu noo soo tabiyay wariyahayaga Jamhuuriya ee gobolada Galbeedka Cabdiraxaman Maxamed Habane, waxa ay madaxda degmadan oo shalay shir jaraaid ku qabtay xaruntoodu dhawaaq dheer ugu baaqeeb xukuumada,hayadaha samafalka iyo bulshadaba in dadkaas ay la soo gaadhaan gurmad iyo gar gaar deg deg ah,maada ay xaaladu marayso meel halis ah wararka qaarna ay sheegayaan inay jiraan caruur nafaqo daro ugu dhintay maamulkuna ay carabaabeen inkasta oo anay ka bixin xog rasmi ah iyo wax tiro ah hadana jiritaankeeda way xaqiijiyeen.

Gudoomiye-ku-xigeenka degmada Boorama Muumin Gadiid oo xaaladan qaylo dhaanta ah jeediyay ayaa sheegay in dhamaan 54 ka tuulo ee degmada ay ka jirto abaartani inkasta oo ay u sii daran yihiin deegaanada xaliimaale,dhagaxa madow, gar gooray ilaa deegaanada weeraar.

Waxa kaloo abaarta ay hore u samaysay degaanada hoos yimaadda degmada Baki ee gubanka oo xoolaha iyo dadkuba ay aad u ildaranyihiin.

Source: Alnuur.com

Articles
WALI DADKA REER AWDAL MAAYNAN GARAN XAQIIQDA JIRT
Waxaynu wada ognahay inuu siiraanyo xaqiijiyay oo uu cadeeyay malintii natiijada lagu dhawaaqay inuu uciildhicin doono waxii uu ku sheegay mujaahidi more
 
Qormooyin Taxane Taariikhi ah Qarnigii 19-20 aad A

Warsanmag-Waxa uu maqaalkani ku soo baxay Warsanmag March 7/2010.Waxana uu ka mid ahaa qormooyin taxane tariikhda Awdal Q more

 
Awdal waxay u baahantahay ciidan-beeleed iyo Dekad
May 03,2010

Warsanmag-Waxa Borama ka socda olole balaadhan oo la doonayo in wax l more

 
Danta Samaroon baa ka horaysa danta Somaliland...

WAXAAN AAMINSANAHAY DANTA SOMALILAND IYO DANTA SAMAROON INAY DANTA SAMAROON HORAYSO. Waxa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay Maxamuud Cabdilaa more

 
Necessity is the mother of the Minnesota convocati
Mar. 30 - Salaanta guud wixii ka dambeeya. It is a sure thing that there recently has been a lot more
 
International News(Shabakadaha Warka) Sports Networks(Shabakadaha Ciyaaraha) School Help(Waxbarashada Caruurta) Cool Kids(Maaweelada & Madadaalada Caruurta) Somali Web Sites(Shabakadaha Soomaalida)

  Visitor number 137012