Naftii Hure
 
Too many ideas can sometimes create more problems than solutions...just a reminder from us.... .... To contact us please call 613-898-3300 E-mail: info@warsanmag.com




    Music
Click to know more Click to know more Click to know more 
Taliyihii Ciidanka boliiska ee Laascanod oo la dilay.
 

Jan 16,2009
BurcoWarsanmag). Taliyihii hawl-gelinta ciidanka booliska ee gobolka Sool,ayaa fiidnimadii caawa koox hubaysani Toogasho ku dileen gudaha magaalada Laas-caanood.

Taliyahan la dilay oo lagu magacaabi jiray marxuum Cismaan Faarax Maxamud,ayaa la dilay ka dib markii koox hubaysani ay u galeen goob u dhow xaafaddiisa,halkaana ku dileen isagoo xilligaas ka soo baxay masaajid uu ku soo tukaday salaaddii cishaha.

Dilka sarkaalkan booliska ah oo ay xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka Sool,ayaan illaa hadda la garanayn cidda dilkaas gaysatay iyo sababta loo dilay toona,hase yeeshii wuxuu sarkaalkani noqonayaa sarkaalkii labaad ee ka tirsan ciidammada Somaliland ee lagu dilo Magaalada Laas-caanood gudaheeda.

Todobaadkii hore ayey ahayd markii qarax keenay dhaawac lala beegsaday saldhigga booliska ee magaalada Laas-caanood,hase yeeshee, waxaa muddooyinkan dambe isasoo taraya ama soo kordhayey falalka noocan oo kale ah,kuwaasoo illaa hadda aanay jirin cid loo qabtay,balse u muuqda kuwo lagu khalkhal galinayo xasilloonida,iyo degganaanshaha ka jirta magaalada Laas-caanood ama guud ahaanba gobolka Sool

TogdheerNews..Burco.

 

Articles
WALI DADKA REER AWDAL MAAYNAN GARAN XAQIIQDA JIRT
Waxaynu wada ognahay inuu siiraanyo xaqiijiyay oo uu cadeeyay malintii natiijada lagu dhawaaqay inuu uciildhicin doono waxii uu ku sheegay mujaahidi more
 
Qormooyin Taxane Taariikhi ah Qarnigii 19-20 aad A

Warsanmag-Waxa uu maqaalkani ku soo baxay Warsanmag March 7/2010.Waxana uu ka mid ahaa qormooyin taxane tariikhda Awdal Q more

 
Awdal waxay u baahantahay ciidan-beeleed iyo Dekad
May 03,2010

Warsanmag-Waxa Borama ka socda olole balaadhan oo la doonayo in wax l more

 
Danta Samaroon baa ka horaysa danta Somaliland...

WAXAAN AAMINSANAHAY DANTA SOMALILAND IYO DANTA SAMAROON INAY DANTA SAMAROON HORAYSO. Waxa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay Maxamuud Cabdilaa more

 
Necessity is the mother of the Minnesota convocati
Mar. 30 - Salaanta guud wixii ka dambeeya. It is a sure thing that there recently has been a lot more
 
International News(Shabakadaha Warka) Sports Networks(Shabakadaha Ciyaaraha) School Help(Waxbarashada Caruurta) Cool Kids(Maaweelada & Madadaalada Caruurta) Somali Web Sites(Shabakadaha Soomaalida)

  Visitor number 136990